Sunday, January 23, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dad Kasoo Cararay Abaaro Daran Oo Soo Gaaray Degmada Diinsoor

Dad Kasoo Cararay Abaaro Daran Oo Soo Gaaray Degmada Diinsoor

Abaaraha ka jira qeybo ka mid ah gobollada Soomaaliya ayaa saameeyey boqollaal kun oo xoolo-dhaqato iyo beeraley isugu jira oo ku nool gobollada koofureed ee Soomaaliya.

Dadkaasi waxaa ku jira boqollaal qoys oo markii ay ku xoolo beeleen abaarta kusoo barakacay oo soo miciin biday degmada Diinsoor ee gobolka Bay.

RELATED ARTICLES

Diyaaradda Airbus ayaa baabi’isay heshiis dhan 6 bilyan oo dollar oo ay kula jirtay Qatar Airways kadib dagaal rinji ah

Airbus ayaa kansashay heshiis ay Qatar Airways kula gashay $6bn oo ah 50 ka mid ah diyaaradaheeda cusub ee A321neo ee rakaabka ah, taasoo...

Mareykanka ayaa hakiyay duullimaadyadii ay sameyn jireen shirkadaha xamuulka qaada ee Shiinaha ka dib markii ay dhaqaaqday Beijing COVID

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay joojineyso 44 duullimaad oo Shiinaha ka imaanayay Mareykanka oo ay wadeen afar shirkadood oo Shiinees ah, taasoo jawaab u...

Banaanbax lagu taageerayo qadiyada Somaliland oo gobolka Sanaag ka dhacay.

Bulshada ku dhaqan Gobolka Sanaag ee magaalada Ceerigaabo ayaa saaka isku soo bax balaadhan oo ay ku taageerayaan qadiyada Somaliland iskugu baxay waxaana kala...