Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida Dad Ku Geeriyooday Kiimiko Warshadeed Oo Ku Soo Butaacday

Dad Ku Geeriyooday Kiimiko Warshadeed Oo Ku Soo Butaacday

8 qof ayaa ku geeriyootay, 3 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii  ay Sun ka soo butaacday Wershad lagu farsameeyo Kiimikadda oo ku taalla magaalladda Guiyang ee K/Galbeed ee dalkaasi.

Warbaahinta Qaranka Shiinaha ee Xaalladaha Degdegga ah ayaa sheegtay inay socdaan baaritaano lagu ogaanayo waxa sababay Shilkaasi oo saakayto dhacay.

Kiimikada butaacday waxaa la sheegay inay they Kiimikada laga farsameeyo Sunta loogu tala-galay Cayayaanka.

Shilalka Wershadaha lagu farsameeyo Kiimikadd ee Shiinaha waxaa sanadkii la soo dhaafay u dhintay boqolaal qof.

Sanadkii 2019-kii, Shil ka dhacay Wershad Kiimikada oo ku taalla Bariga dalkaasi waxaa ku naf-waayey 78 qof, halka ay 173 kalena ku geeriyoodeenj shil sanadkii 2015-kii ka dhacay Bakhaar lagu kaydiyo Kiimiko oo ku dhex yaallay Dekedda magaalladda TIYANJIN.

RELATED ARTICLES

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Diyaaradaha Israa’iil ayaa duqeyn cirka ah ka fuliyay koonfurta Lubnaan

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeyn cirka ah ku qaaday dalka ay dariska yihiin ee Lubnaan ka dib markii maalintii labaad gantaal laga soo...

Twitter Feed