Monday, October 18, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida DAD SHACAB AH OO KU DHINTAY KADIB QARAX MIINO OO LALA BEEGSADAY...

DAD SHACAB AH OO KU DHINTAY KADIB QARAX MIINO OO LALA BEEGSADAY BAS AY SAARNAAYEEN .



Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay qarax miino oo lala eegtay bas marayay meel u dhexeysa magaalada Mandheera iyo degmada Lafey, waxaana qaraxa ku dhawaacmay Ku dhawaad 10 qof, sida ay sheegeen boolisku .

Baska rakaabka ah ayaa waxaa saarnaa 15 qof xilli miinada ay la qaraxday abbaare lixdii subaxnimo. Badhasaabka Gobolka Mandera Cali Ibraahim ayaa sheegay inay jiraan dad dhaawacyo culus uu soo gaaray isla markaanaku amray in loo Qaado magaalada Nairobi si halkaas loogu soo daweeyo.

Majirto wax faahfaahin ah oo Laga Ogyahay cida ka danbaysay Weerarkaasi .

By:Jim’ale ismail



RELATED ARTICLES

Weerar Xoogan Oo Lagu Qaaday Ciidamo Ka tirsan Puntland

Wararka ka imaanaya Gobolka bari ayaa waxa ay kusoo waramayaan in subaxnimadii hore ee saka weerar culus lala beegsaday Saldhig Ciidamada Puntland ay ku...

Ciidamada Dowladda Oo Howlgalo Qorsheysan Ka Fuliyay Gobolka Gedo

Ciidamada Dowladda gaar ahaana Guutada 10-aad  Ururka 50-aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa waxa la sheegay in saacadihii lasoo dhaafay ay howlgalo balaaran ka...

Dilka Xildhibaan lagu dilay UK oo lala xariiriyay nin kasoo jeedda Soomaaliya

Xildhibaanka muxaafidka ah Sir David Amess ayaa dhintay ka dib markii  la tooriyeeyay xilli uu ku sugnaa  Essex oo laga doortay. Booliska ayaa sheegay in...