Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dagaal Khasaare Geystay Oo Dhacay Duleedka M/Kismaayo

Dagaal Khasaare Geystay Oo Dhacay Duleedka M/Kismaayo

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal xoogan uu  saacadiihii lasoo dhaafay ka Deegaan duleedka ka ah Magaalada Kismaayo

Dagaalka ayaa yimid kadib markii la sheegay in xubno Katirsan dagaalamasha Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamada Daraawiishta Jubbaland ay ku leeyihiin  deegaanka Baarka ee dhaca Duleedka Magaalada Kismaayo  ee Gobolka Jubbada Hoose

Waxaana halkaasi la sheegay in uu ka dhacay iska hor,imaad xoogan  in muddo ah qaatay kaas oo dhemaray Xubno ka tirsan alshabaab iyo Ciidamada Jubbaland

Dagaalka oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa waxa ka dhashay qasaaro nafeed

Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda Weerarkaan ayaa waxa ay sheegeen in ay ku dileen Hal Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Maamulka Jubbaland

Warkaan oo alshabaab ay ku baahiyeen dhinaca intermeetka waxa ay ku sheegeen in Sidookale uu jiro qasaaro dhaawacyo ah oo ay Weerarka ku gaarsiiyeen Ciidanka Jubbaland

Dhankooda laamaha amniga Jubbaland wali kama aysan hadlin hadlin dagaalka ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose Oo Ah Xarunta kumeel gaar ka ah  ee hada uu ku shaqeeyo Maamulka Jubbaland

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...