Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dagaal Oo Maanta Ka Kharxay Gobolka Galgaduud

Dagaal Oo Maanta Ka Kharxay Gobolka Galgaduud

Wararka  aan ka helayno Gobolka Galgaduud ee Bartamaha soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in maanta xiisad dagaal ka aloolsantahay deegaano ka tirsan gobolkaasi

xiisadaan dagaal ayaa waxa  ay udhexeysaa laba beelood oo wada deegaanka xanan buure ee gobolka galgaduud

dagaalka beelahaan ayaa maalmihii ugu dambeeysay soo jiitamayay ,waxaan socday wanwaan lagu kala dhexgalayo labada beelood,iyadoona ay xusid mudantahay in ciidamo fara badan oo labad beelood kala dhexga shalay la geeyay deegaankaasi xanan buure

iyada oo ay sidaasi tahay ayaa wararkii ugu dambeeyay  aan helayno gobolka  waxa ay sheegayaan in maanta markale laba beelood ay isku hub aruursanayaan islamarkaasna ay ka taagantahay deegaanka xanan buure cabsi dagaal

wararka ayaana sheegaya in dagaal udhexeeya labada beelood laga baqdin in uu maanta markale ka qarxo halkaasi

Waxaana la sheegay in laba maleeshiya beeleed ay isku hor aaga deegaanka xanan buure islamarkaasna ay wadaan dhaqdhaqaaqyo kala duwan

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...