Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida Dalalka Faransiiska iyo Jarmalka ayaa ugu baaqay muwaadiniinta inay ka baxaan Itoobiya

Dalalka Faransiiska iyo Jarmalka ayaa ugu baaqay muwaadiniinta inay ka baxaan Itoobiya

Dalal kale oo badan ayaa muwaadiniintooda u sheegay inay isaga baxaan dalka Itoobiya, halkaas oo uu sii xoogaysanayo dagaalka muddada sannad ah socday ee u dhexeeya ciidammada federaalka iyo xoogagga ka soo jeeda woqooyiga gobolka Tigreega oo u muuqda inuu waji cusub yeelanayo. Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa goor dambe oo isniinti ah ku dhawaaqay inuu safka hore aadi doono Talaadada si uu u hogaamiyo askartiisa, isagoo ku dhawaaqay: “Waxaan hadda ku jirnaa heerkii ugu dambeeyay ee badbaadinta Itoobiya.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...