Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Deg Deg Ah Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ku Tagaya Magalada Laas-Caanood

Deg Deg Ah Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ku Tagaya Magalada Laas-Caanood

Dhawaan ayaa waxaa la filayaa in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi in uu booqasho ku tago Magalada laas-Canood ee Xarunta Gobolka Sanaag, halkaas oo ay ka dhaceen dilal iyo faslal amni daroo oo kale.

Wafdi horudhac u ah safarka Madaxwenye Biixi aya garay magalada laas-Canood, kuwaas oo ku howlan diyaarinta soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaliland iyo mas’uuliyiinta la socota.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa la filayaa in uu kulamo kala duwan la qaato Odayaasha Dhaqanka iyo Saraakiisha Ciidamada ee ku sugan Magaalada laas-Caanood, isaga oo kala hadli doona dilalka ka dhacaya.

Bulshada kunool Magaalada laas-Caanood ayaa sanadihii la soo dhaafay cabasho ka muujinayay Somaliland, iyaga oo sheegay in Ciidamada Somaliland aysan waxba ka qaban dhibaatooyinka amni darro ee ka dhacaya Magalada las-Caanood.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...