Deni 1 - Wardeeq news

Madaxweynaha Puntland Sacid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in Madaxweyne Xassan Sheekh uu balan-qaad u sameeyay Maamul goboleedyada.

Deni oo la hadlay wargeyska the Economist ayaa sheegay in madaxweynaha uu u balanqaaday in uu xukunka la wadaagi doono islamrkaana uu soo dhameystiri doono dastuur cusub oo federaal ah.

Madaxweyne Deni ayaa si faahfaahsan u sharaxin waxa uu kawado xukun lawadaagista , laakin waxaa la aminsanayahay in ay tahay katashiga aayaha masiiriga ah ee dalka  Soomaaliya

Verified by MonsterInsights