Thursday, May 6, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka DFS; Ciidamad Gobolka Jubadda hoose kasameeyay howlgalo lagu Badde Gobayey Al-Shabaab

DFS; Ciidamad Gobolka Jubadda hoose kasameeyay howlgalo lagu Badde Gobayey Al-Shabaab

Ururka 5aad Guutada 16-aad Kumandoska Xoogga Dalka ee Danab iyo Guutada 11-aad Qeybta 43-aad Xoogga Dalka iyo Cidanka Darawishta jubbaland ayaa Si Wada Jir ah U Fuliyay Howgalo Lagu Badde Gobayey  alshabaab.

Cidanka Aya  alshabaab Garsiiyay Qasaaro Baxad leh 
Howlgala kani inta uu socday  Waxeey Cidanka Ku Guleysteen Iney Soo Saaran Miinoyin Ey AL Shabab Ugu Talagaleen Iney ku Dhibaateeyan Shacabka Somaliyed 
Howlgala kani ayaa ka Dhacay Tuloyinka 
#Dhaaycabdow #mayoonde #Buula_kuusow 
RELATED ARTICLES

Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir waxaa ay ku dileen Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo uu hoggamiyaha ka yahay Musharax...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddi u saaray dilkii Carruurta

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga baaris kumeel gaar ah oo natiijo dhab ah ka keena kiiska Carruurtii...

Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ay Ku Sugnaayeen Ciidamo

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka howlgal Ciidanka AMISOM iyo Al-shabaab ayaa waxaa uu xalay ka dhacay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka...

Facebook Feed

Twitter Feed