Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Saakay Ka Dhacay Somaliland

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Saakay Ka Dhacay Somaliland

Shil sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu saakay ka dhacay duleedka degmada Gabilley ee Maroodijeex ee Somaliland, waxaana kasoo baxaya faah faahino dheeraad ah Shilkaas dhacay.

Shilkaan ayaa waxaa uu ka dambeeyay, ka gadaal markii ay isku dhaceen gaari siday dad shacab ah iyo gaari oo ku socday xawaare sare, xili ay labada gaari ay marayeen laamiga duleedka degmada Gabilley.

RELATED ARTICLES

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Madaxweynaha Galmudug oo laga codsadey inuu soo gudbiyo liiska musharaxiinta.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor u diray Codsi la xiriira soorashada Aqalka Sare ee...

Twitter Feed