Thursday, December 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dil ka dhacay degmada Cabudwaaq & faah faahin laga helayo

Dil ka dhacay degmada Cabudwaaq & faah faahin laga helayo

Wararka laga helayo degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay shegayaan in Maanta halkaasi lagu dilay Nin Shacab ahaa kana mid ahaa dadka Caanka ka ah degmadaas.

Dilka Ninkaas ayaa goobjoogayaal sheegeen in uu ka dambeeyay Nin kale oo ay wada murmeen kadib markii uu soo kala dhex galay khilaaf xoogan, isla markaana dhowr xabadood uu ku dhuftay.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in Ciidamada Booliska degmada Cabudwaaq howlgal ay sameeyeen kadib ay suurto gashay inay gacanta ku dhigaan Ninkii dilkaasi ka dambeeyay, kaas oo lagu xiray Saldhiga Booliska Cabudwaaq.

Degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay kamid tahay degmooyinka ugu amniga wanaagsan degaannada Galmudug, balse mararka qaar waxaa ka dhaca dilal aanooyin qabiil la xiriira.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...