Tuesday, August 3, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Diyaarad Siday Gaari Nooca Xabbada Aan Karin Oo Ka Degtay Baladweyne

Diyaarad Siday Gaari Nooca Xabbada Aan Karin Oo Ka Degtay Baladweyne

Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle ayaa waxaa Maanta ka degtay diyaarad siday gaari nooca aan xabbada karin ee loo yaqaano Bullet Proof (Car).

Gaarigaan oo diyaaradda ka qaaday Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la sheegay in lagu wareejiyay Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed.

Warar la helayo ayaa sheegaya in gaariga aan xabbada karin ee Buruufta ay dowladda Federaalka geeysay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, isla markaana loogu tala-galay inuu adeegsado Yuusuf Daba-geed.

Lama oga sababta xiligaan keentay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay gaari nooca aan xabbada karin ee loo yaqaano Bullet Proof (Car) ku wareejiso Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle  Yuusuf Axmed Hagar Daba-geedoo ku sugan Baladweyne

RELATED ARTICLES

Dabka dabku wuxuu burbur kale u geystaa Turkiga, Giriigga

Tirada dhimashada lix maalmood oo xiriir ah oo dab ka kacay kaymaha Turkiga ayaa gaartay siddeed, halka dalka deriska la ah ee Giriigga, shaqaalaha...

Madaxweynaha cusub ee Iran Raisi ma hagaajin karaa dhaqaale aad u dhib badan?

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo dhaarin doono Khamiista inuu noqdo madaxweynaha siddeedaad ee Iiraan, wuxuu dhaxlaa dhaqaale murugsan oo masiirkiisu ku dhex...

Poland ayaa siisay fiisooyin bini’aadanimo ciyaartooyga Olimbikada Belarus

Ciyaaryahanka Olympia -ga Belarus -ka Krystsina Tsimanouskaya ayaa Poland siisay fiiso bani’aadannimo, sida uu xaqiijiyay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda ee dalka Isniintii. Tallaabadan ayaa...

Twitter Feed