Friday, January 28, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Doorashada Kuraas Kamid ah Jubbaland Oo Goordhaw ka Bilaabanaysa kismaayo

Doorashada Kuraas Kamid ah Jubbaland Oo Goordhaw ka Bilaabanaysa kismaayo

waxaa lagu wadaa in daqiiqado kadib ay magaalada kismaayo ee gobolka jubbada hoose ka bilaabato doorashada  lix kursi oo ka mid ah kuraasta maamulka jubbaland uu ku leeyahay aqalka hoose ee barlamaanka dalka.

Waxaana Doorashada maanta ku tartamaya ilaa iyo 12 musharax kuwaasi oo la doonayo in ay soo baxaan 6 ka mid ah.

HOP 203 Waxaa ku tartami doona
Hamse Cabdi Barre.
Axmed Maxamed Maxamuud.
HOP 108 waxaa ku tartamaya
Maxamed Cali Cumar
Ibraahim Cabdulle Ibraahim
HOP-113 waxaa ku tartamaya
Saynab Cali Muganga
Maryan Aweys Jaamac
HOP-134 waxaa ku tartamaya
Sahra Jaamac Cali
Fartuun Axmed Yuusuf
HOP-082 waxaa ku tartamaya
Siyaad Aadan Iidle
Cabdirashiid Jire Qalinle
HOP-217 waxaa ku tartamaya
Xasan Cabdi Ismaaciil
Maxamed Farax Muxumed
diyaargarow xoogaan ayaa haatan ka socda hoolka ay doorashadu ka bilaabanayso iyadoona qaar ka mid ah musharaxiinta iyo xildhibaanada dooranaya ay soo xaadireen goobta lagu qabanayo doorashada.
RELATED ARTICLES

Xiisadda Ukraine: Ruushku waxay rajeynayaan nabad sida wadahadalka adduunka ee dagaalka

Magacyada hore oo kaliya ayaa loo adeegsaday xaaladaha qaarkood si loo ilaaliyo aqoonsiga. Ma jiro qof Ruushka jooga oo raba dagaal, ayay tidhi Ekaterina,...

Jarmalku waxa uu saynisyahan Ruush ah ku tijaabiyay basaasiinta tignoolajiyada hawada sare

Saynisyahan Ruush ah oo ka shaqaynayay jaamacad Jarmal ah oo sannadkii hore loo xidhay basaasnimada Ruushka ayaa la wadaagay macluumaadka ku saabsan barnaamijka gantaalaha...

Musk gantaal hawada sare ah oo ku socda koorsada isku dhaca dayaxa

Qayb ka mid ah gantaalada SpaceX ee qarxiyay todobo sano ka hor oo hawada sare lagaga tagay ka dib markii uu dhamaystay hawshiisa ayaa...