44348F97 7B01 4F19 A6EB A75EC38D76EC w650 r1 s - Wardeeq news

Magaalada Las Vegas ee gobolka Nevada ee dalkan Maraykanka waxaa ka furmay shirweyne sannadle ah oo ay leeyihiin hay’ad u doodda xuquuqda shaqaalaha ee Maraykanka, waxaana kulankaas looga hadlayaa xuquuqda shaqaalaha ee Maraykanka, sidoo kale xubnaha kulankan ka qaybgalay ayaa taageero u muujiyey xisbiga Dimoqraadiga, iyaga oo ku sababeeyey inuu yahay kan u taagan ilaalinta xuquuqda muruqmaalka.

Haddaba Maxamuud Cumar Samatar oo ka tirsan hay’adda u doodda xuquuqda shaqalaaha Maraykanka, kana hawlgala caasimadda Maraykanka ee Washington DC, ayaa ka mida saraakiisha ka qaybgelaysa kulankaasi, wuxuuna khadka

Verified by MonsterInsights