Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Galmudug Oo Hub ay ka Furatay Al-shabaab soo Bandhigtay.

Galmudug Oo Hub ay ka Furatay Al-shabaab soo Bandhigtay.

Saraakiisha XDS iyo kuwa Daraawiishta ee hogaaminaysay weerarkii saakay lagu qaaday goob ay isku uruursanayeen Al-Shabaab sheegay in la wareegeen goobihii saakay ay duqeeyeen diyaaraddaha Mareykanka.

Goobta dagaalku uu ka dhacay oo gantaallo dhowr ah ay ku dhufteen diyaaradaha maraykanka ayaa saraakiishu waxay ku soo warramayaan in ay ugu yaraan 60 ka mid ah Shabaab ay ku dhinteen weerarkii iyo duqayntii wada socday, ayadoo baaqigii ka haray kooxdaas ay u firxadeen baadiyaha ku dhow deegaanadaas halkaasoo ciidamada huwanta ah iyo dadka deegaanku ay ku raadjoogaan isla markaana ay ugaarsanaayaan.

Maamulka Galmudug ayaa sidoo kale soo bandhigay hub ay sheegeen in ay ka furteen Al-Shabab.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...