Monday, May 10, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dowladaha Soomaaliya iyo Taliyaanigkala Oo kala saxiixday heshiis+

Dowladaha Soomaaliya iyo Taliyaanigkala Oo kala saxiixday heshiis+

heshiis    Deyn Cafin ah oo daba socda go’aankii wadamada Paris Club ee Soomaaliya looga cafiyay 1.4 Bilyan Sanadkii tagay 2020-kii.

Wasiirka Maaliyadda Abdirahman Ducaale Beyle ayaa Soomaaliya u saxiixay heshiiska, waxaana uu sheegay in muddo ah ay kasoo Shaqeeynayeen qorshahaan, isla markaana uu u hirgelay.

Wasiir Beyle ayaa u mahadceliay Safiirka Dowladda Italy u jooga Soomaaliya Mudane Alberto Vecchi oo si gaar ah ugala shaqeeyay Saxiixa maanta ay dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniha.

Dhawaan ayaa waxaa sidoo kale la filayaa in Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ay heshiisyo kale oo ku kacaya Mallaayiin dollar ay la saxiixato qaar kamid ah dowladaha ka tirsan wadamada Paris Club.

RELATED ARTICLES

Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

Wararka aan ka heleyno degmada Sagag ee dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ay sheegayaan in duhurnimadii Maanta halkaas uu ka dhacay qaraxa khasaaro...

Taliye Saldhig Boolis Oo Ku Geeriyooday Qaraxii Caawa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax Xooggan ayaa Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana Jugta iyo rasaas goos goos ah oo daba socotay Qaraxa laga maqlay...

Ciidanka Xooga Oo Hawlgalo Ka Fuliyay Degaanno Ka Tirsan Gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan Guutada 5-aad Qeybta 27-aad oo saacadihii la soo dhaafay  howgallo ka sameeyay Tuulada Quulaale oo u dhexeyasa Deegaanka Cali...

Facebook Feed

Twitter Feed