Tuesday, August 3, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Dowladda Oo Sheegtay In Ay Qalabeynayso Ciidamo Lagu Tababarayo Deegaanada Galmudug

Dowladda Oo Sheegtay In Ay Qalabeynayso Ciidamo Lagu Tababarayo Deegaanada Galmudug

Dowladda faderaalka soomaliya ayaa waxa ay ku dhawaaqday in ay qalabeynayso ciidamo dhawaan tababar ugu soo dhamaanayo deegaanada galmudug
ciidamadaan oo lagu tababaray xerada dugsiga tababarka Har-qaboobe ee  degmada Guriceel waxaana la sheegay in  dhowaan ay kasoo bixi doonto Dufcadii Koowaad ee ku qaadata carbis milatary kadib burburkii Dowladii dhexe ee dalka kadib.
Taliyaha Qaybta 21-aad General: Maxamed Cadoow Cali oo Ciidamadan booqasho maalmo qaadatey ku gaarey ayaa xusey in Ciidamadan uu usoo idlaadey tababarkii u socdey, isla markaana loo diyaarinayo in la qalabeeyo si ay u howl-galaan.
Waxaana uu Taliyuhu xusay ciidankaan loo tababarayo in al-shabaab ay kasaaraan deegaanada maamulka galmudug islamarkaasna ay sugaan amaanka  deegaanadaasi.
Taliyaha Qaybta 21-aad ee ciidanka xooga dalka ayaa waxa uu carabka ku dhuftay in ciidankaan ay la garab istaagayaan wax walaba oo ay ubaahanyihiin si ay u gutaan waajibaadkooda
RELATED ARTICLES

Dabka dabku wuxuu burbur kale u geystaa Turkiga, Giriigga

Tirada dhimashada lix maalmood oo xiriir ah oo dab ka kacay kaymaha Turkiga ayaa gaartay siddeed, halka dalka deriska la ah ee Giriigga, shaqaalaha...

Madaxweynaha cusub ee Iran Raisi ma hagaajin karaa dhaqaale aad u dhib badan?

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo dhaarin doono Khamiista inuu noqdo madaxweynaha siddeedaad ee Iiraan, wuxuu dhaxlaa dhaqaale murugsan oo masiirkiisu ku dhex...

Poland ayaa siisay fiisooyin bini’aadanimo ciyaartooyga Olimbikada Belarus

Ciyaaryahanka Olympia -ga Belarus -ka Krystsina Tsimanouskaya ayaa Poland siisay fiiso bani’aadannimo, sida uu xaqiijiyay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda ee dalka Isniintii. Tallaabadan ayaa...

Twitter Feed