Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dowladda Oo Sheegtay inay Ka Hortagtay Baabuur Qaraxyo Siday

Dowladda Oo Sheegtay inay Ka Hortagtay Baabuur Qaraxyo Siday

War qoraal ah oo kasoo baxay Dowladda ayaa waxa lagu sheegay in Ciidamada Dowladda oo kaashanaya saaxiibadooda caalamka ay gabi,aanba ka hortageen oo ay qarxiyeen baabuur qaraxyo laga soo buuxiyay oo soo wada magaalada
Waxaana Dowladdu aysan sicad usheegin saaxiibada ka caawiyay cida ay yihiin

Dowladda Soomaaliya iyo saaxiibada caalamka ee kala shaqeeya Amniga ayaa ka hortagay baabuur qaraxyo ah oo loo soo waday in lagu dhibaatayo shacabka Soomaaliyeed. Baabuurtaas waxa lagu beegsaday meelo u dhow degmada Jilib, Kunya Barow iyo Xaramka, dhammaantoodna waa la’ baabi’iyey.

Muddoyinkii dambe waxa yara qaraxyada ka dhacayay magaalada Muqdisho kuwaas oo ay fulinayeen dagaalamayaasha Al-Shabaab

Iyadoona inta badan sababta lagu sheegayo in Dowladdu ay badisay ka feejignaanta waxyaabaha amniga kasoo horjeeda
Waxaana la tilmaamay in Dowladdu ay heegan buuxa galisay Ciidamada Amaanka  Magaalada

RELATED ARTICLES

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Hoggaamiyayaasha gobollada Soomaaliya ayaa ku boorriyay in la joojiyo loolanka awoodda

Hoggaamiyeyaasha gobollada Soomaaliya ayaa ka codsaday madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha inay soo afjaraan khilaafkooda waxyeellada leh, iyagoo ka digay khatarta ka dhalan karta xasillooni...

Twitter Feed