Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dowladda Qatar Oo Mar Kale Cusbooneysiisay Mowqifkeeda Somalia

Dowladda Qatar Oo Mar Kale Cusbooneysiisay Mowqifkeeda Somalia

Wakiilka Joogtada ee Dowladda Qatar u fadhida Xarunta QM ee magaalladda ew York, Ambassador Sheekha Calya Axmed Bin Sayf Al-thaani ayaa hadalkaasi ka sheegtay Shir loogu magac daray Toddobaadkii QM ee La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisadda.

Waxay carrabka ku dhuftay inay Dowladda Qatar had iyo jeer saaxiib Caalami oo lagu kalsoonaan karo u ahaanayso Somalia, isla markaana ka taageeraan Siyaasadda iyo dhinacyo kale oo ay ku jiraan Taageero Milliteri, Xoointa qeybta mmaanka iyo Xaqiijinta Awooda ay leeyihiin inay iska difaacaan wax kasta oo khatar ku ah.

Ambassador Sheekha Calya Axmed Bin Sayf Al-thaani waxay carrabka ku dhufatay in Deeqda Qatar ee Somalia diirada ku saaraan dadweynaha iyo Taageeradda iyo Maalgashiga horumarineed, Waxbarasada, Fursadaha shaqo iyo sidii Somalia looga taageeri lahaa Deganaanshaha iyo Barwaaqada, waa sida ay hadalka u dhigtay.

Waxay kaloo tilmaamtay inay jiraan Fulinta Barnaamijyo lagu taageerayo Kumanaan Dhallinyaro Qaxooti, Barakacayaal iyo kiwi dib ugu soo laabanayo Somalia, lana baro Xirfado ay ku shaqeysan karaan.

RELATED ARTICLES

Jofra Archer ayaa meesha ka saaray T20 Koobkii Adduunka iyo Dambas isagoo jabtay suxulka midig

Jofra Archer oo ah kubbad -yaqaanka dheereeya ee England ayaa seegi doona Koobka Adduunka ee T20 iyo Dambaskii Australia ka dib markii uu soo...

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Twitter Feed