Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dowladda Somaliya Oo Sheegay in Howlgalo Ay Kusoo Qabteen Sarkaal Katirsan Al-shabaab

Dowladda Somaliya Oo Sheegay in Howlgalo Ay Kusoo Qabteen Sarkaal Katirsan Al-shabaab

Kadib Howlgalo Qorsheysan oo ay  Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya  ka fuliyeen degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxa ay ku sheegteen in ay kusoo  Qabteen sarkaal sare oo ka tirsan dagaalamyaasha alshabaab.

Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa sheegay in sarkaalka ay qabteen lagu magacaabvo Cali Maxamed Aadan kaas oo Magacasa Afgarashadu yahay  seed Xaaris.

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa intaasi ku daray in sarkaalkaan ay Gacanta ku dhigeen uu  Al-shabaab u qaabilsanaa Howlgalinta Gobolka Shabellaha Hoose.

Ciidamada dowladda ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo balaaran ka wadan deegaano ka tirsan gobolka shabeelaha hoose iyagoona sheegay in howlgaladaan ay yihiin kuwa ka dhan ah al-shabaab islamarkaasna amanaka lagu xaqiijinayo

Waxaana ay saraakiisha ciidanka dowladdu xuseen in ay sii wadi doonan howlgalada tan iyo inta ay ka sugayaan amaanka

RELATED ARTICLES

Jabuuti oo shaacisay in diyaaradii uu saarnaa Fahad Yaasiin dib ugu celiyeen Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf ayaa sheegay in dhmaan rakaabkii saarnaa Diyaaradda Turkish Airweys dib ugu celiyeen dalka Turkiga.Diyaaradaas oo wada...

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Twitter Feed