Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Dunida Dowladda Tanzania Oo Sii Daysay Hoggaamiyayaal U Ololeeya Is-Maamul Gobaleed

Dowladda Tanzania Oo Sii Daysay Hoggaamiyayaal U Ololeeya Is-Maamul Gobaleed

Labo Hoggaamiye Sare oo ka tirsan Koox Islaami ah oo u ololeysa in Jesiiradda Zanzibaar hesho ayaa la sii dayey, kadib, markii ay 8 sano ku jireen Xabsiga.

Labada Hoggaamiye oo lagu kala magacaabo Fariid Hadi iyo Muslam Cali Musalam waxay ka tirsanaayeen Ururka Bulshada Rayida ee loo soo gaabiyo UAMSHO.

 

Agaasimaha Guud ee Dacwad-Oogista dalka Tanzania aya xaqiijiyey in la sii daayey Labada Hoggaamiye, lagana laabtay Dacwooyinkii loo haystay.

Qareenka u doodayey LabadaHoggamiye oo lagu magacabo Juma C/llaahi Juma waxa uu Go’aankaasi ku tilmaamay Farxad Lala-Yaabo.

RELATED ARTICLES

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Maxamed Xasan Ciro oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa rajo fiican ka muujiyey in laga gudbay isjiid-jiidkii mudada soo taagnaa ee hir-gelinta doorashada, maadaama...

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Twitter Feed