Tuesday, August 3, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Duulimaadyadii Soomaaliya & Kenya oo dib u bilaawday

Duulimaadyadii Soomaaliya & Kenya oo dib u bilaawday

Kadib markii muddo bil ah ay hakad kujireen duulimaadyada Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo sabab u ahaa khilaafka labada dowladood ayaa Maanta oo Axad ay ay dib u bilaawdeen duulimaadyada.

Tallaabadaan ayaa ka dambeeysay kadib markii dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ay soo celiyeen xiriirkii diplumaasiyadeed, isla markaana Kenya ay maalmo ka hor sheegtay inay fasaxday duulimaadyada labada dal oo ay horay u joojisay.

Qoraalo is xig xigay oo kasoo kala baxay Wasaaradaha Arrimaha dibadda ee Soomaaliya & Kenya ayaa lagu sheegay inay soo celiyeen xiriirkooda, waxaana Warsaxaafadeedka kasoo baxay dowladda Soomaaliya lagu sheegay inay fureyso safaaradeeda Magaalada Nairobi.

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa khilaafkooda uu muddo soo jiitamayay, waxaana dhowr jeer ay sababtay in midba midka kale uu xiriirka u jaray

RELATED ARTICLES

Dabka dabku wuxuu burbur kale u geystaa Turkiga, Giriigga

Tirada dhimashada lix maalmood oo xiriir ah oo dab ka kacay kaymaha Turkiga ayaa gaartay siddeed, halka dalka deriska la ah ee Giriigga, shaqaalaha...

Madaxweynaha cusub ee Iran Raisi ma hagaajin karaa dhaqaale aad u dhib badan?

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo dhaarin doono Khamiista inuu noqdo madaxweynaha siddeedaad ee Iiraan, wuxuu dhaxlaa dhaqaale murugsan oo masiirkiisu ku dhex...

Poland ayaa siisay fiisooyin bini’aadanimo ciyaartooyga Olimbikada Belarus

Ciyaaryahanka Olympia -ga Belarus -ka Krystsina Tsimanouskaya ayaa Poland siisay fiiso bani’aadannimo, sida uu xaqiijiyay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda ee dalka Isniintii. Tallaabadan ayaa...

Twitter Feed