Tuesday, January 25, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Ergada Soo Xuleysa Xubnaha Gobolada Waqooyi Oo Maanta La Xareynayo

Ergada Soo Xuleysa Xubnaha Gobolada Waqooyi Oo Maanta La Xareynayo

Waxaana maantay si rasmi ah lagu wada in tawaa1bar loo furo ergada soo dooranaysa 11 kursi ee uu aqalka sare ay ku leeyihiin xubnaha soomaaliland

Sida ku cad jadwalka doorashada oo ay dhawaan soo saareen guddiga maamula doorashada gobolada waqooyi ayaa waxa lagu wada in maanta tababar ku aadan doorashada in la siiyo ergada soo xuleysa senetadara aqalka sare ee gobolada waqooyi

Maalinta bari ah oo isniin ah ayaa waxa lagu wadaa in khudbadahooda ay jeediyaan miusharaxiinta u tartamaeysa kuraasta aqalka sare ee gobolada waqooyi

Waxaana la filayaa in maalinta xigta ee talaadada ah si toos ah loo guda galo doorashada aqalka sare ee senetarada aqalka sare ee barlamaanka soomaaliya kaso galaya dhinaca soomaaliland

Horay waxa loo soo gabagabeeyay araaji qabashada iyo diiwaan galinta musharaxiinta gobolada waqooyi

Waxaana haatan raja wamnaagsan laga muujiyay doorashada dhamaadka todobaadkaan dhaceysa kadib heshiiskii laga gaaray khilaafka ka dhaxtaagnaa hogaanka xildhibaanada gobolada waqooyi

RELATED ARTICLES

Booliiska London ayaa baaraya xafladaha xiritaanka ee guriga Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska

Adeegga booliiska magaalada London ayaa furay baaritaan ku saabsan suurtagalnimada jebinta xirida COVID-19 ee guriga Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson's Downing Street ka dib...

Xaakimka New York wuxuu meesha ka saaray amarkii maaskaro COVID ee gobolka

Garsooraha gobolka New York ayaa meesha ka saaray amar u baahnaa xirashada waji-xidhka meelaha dadku isugu yimaado si looga taxadiro COVID-19, isaga oo xukumaya...

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq.

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq ay kaga hadlayeen arimo badan oo ay ka mid yihiin Doorshooyinka madaxtooyada iyo...