Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Faah Faahin Kasoo Baxeysa Qarax Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho

Faah Faahin Kasoo Baxeysa Qarax Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho

Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay xeebta deegaanka Jasiira ee duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan Bar koontarool oo ku leeyihiin halkaas Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka.

Hal Askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska ee ilaaliya xeebta deegaanka Jasiira ayaa ku geeriyooday qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah, waxaana ka hadlay qaraxaas Maamulka Jasiira.

Guddoomiyaha deegaanka Jasiira Xuseen Jilacow Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in qaraxa uu ka dhacay goob ay ku sugnaayeen Ciidanka amniga deegaanka, uuna ku dhintay hal Askari, isla markaana uusan jirin khasaaro kale

RELATED ARTICLES

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Maxamed Xasan Ciro oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa rajo fiican ka muujiyey in laga gudbay isjiid-jiidkii mudada soo taagnaa ee hir-gelinta doorashada, maadaama...

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Twitter Feed