Tuesday, January 25, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Faah Faahin Kasoo Baxeysa Qarax Ka Dhacay Xarunta Degmo Ka Tirsan Gobolka...

Faah Faahin Kasoo Baxeysa Qarax Ka Dhacay Xarunta Degmo Ka Tirsan Gobolka Gedo

Wararka aan ka heleyno degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa Koonfurta Soomaaliya ayaa ku warramaya in duhurnimadii Maanta oo Jimco ah halkaas uu ka dhacay qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay inta badan xaafaddaha degmadaas.

Dad ku sugan Ceelwaaq ayaa soo weriyey in qaraxa uu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog oo la geliyay gudaha howlka Xarunta degmadaas, isla markaana miinada qaraxday, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac.

RELATED ARTICLES

Booliiska London ayaa baaraya xafladaha xiritaanka ee guriga Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska

Adeegga booliiska magaalada London ayaa furay baaritaan ku saabsan suurtagalnimada jebinta xirida COVID-19 ee guriga Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson's Downing Street ka dib...

Xaakimka New York wuxuu meesha ka saaray amarkii maaskaro COVID ee gobolka

Garsooraha gobolka New York ayaa meesha ka saaray amar u baahnaa xirashada waji-xidhka meelaha dadku isugu yimaado si looga taxadiro COVID-19, isaga oo xukumaya...

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq.

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq ay kaga hadlayeen arimo badan oo ay ka mid yihiin Doorshooyinka madaxtooyada iyo...