dil 696x371 1 - Wardeeq news

Dabley hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa habeenimadii xalay aheyd waxaa ay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska Maamulka Somaliland ku dileen gudaha Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.[the_ad_placement id=”ads”]

Dad goobjoogayaal ah ayaa waxaa ku warrameen in rag hubeysan ay toogasho ku dileen Sarkaalka ka tirsanaa Ciidanka Booliska Somaliland, xili uu ku sugnaa bartamaha Laascaanood, waxaana halkaas ka baxsaday raggii ka dambeeyay dilkaas dhacay.[the_ad_placement id=”adsense”]

Verified by MonsterInsights