Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Faah faahino ka soo baxaya nin Soomaali ah oo lagu dilay London

Faah faahino ka soo baxaya nin Soomaali ah oo lagu dilay London

Nin Soomaali ah ayaa gelinkii dambe ee shalay lagu dilay xaafadda Leyton ee bariga magaalada London ee dalka UK, oo Soomaali badan ay dagan tahay.

Ninkan oo lagu weeraray mindi ayaa geeriyooday kadib markii kooxaha gurmadku ay la gaareen cisbitaal aan ka fogayn goobta uu dilku ka dhacay.

Booliska London ayaan wali shaaca ka qaadin magaca qofka la dilay ee Soomaaliga ah iyadoo dilka dhacayna uu qeyb ka yahay weerarada mindiyaha ee muddooyinkan kusoo badanayey London.

Todobaadkan oo kaliya waxaa dhacay 7 dil oo loo adeegsaday mindi, sida ay booliska London sheegeen

RELATED ARTICLES

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Hoggaamiyayaasha gobollada Soomaaliya ayaa ku boorriyay in la joojiyo loolanka awoodda

Hoggaamiyeyaasha gobollada Soomaaliya ayaa ka codsaday madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha inay soo afjaraan khilaafkooda waxyeellada leh, iyagoo ka digay khatarta ka dhalan karta xasillooni...

Twitter Feed