Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Fanaanka Cabdi Dhaanto oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Jigjiga.

Fanaanka Cabdi Dhaanto oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Jigjiga.

Magaalada Jigjiga waxa soo dhaweyn loogu sameeyey fanaanka Cali Dhaanto oo in muddo ah ka maqnaa halkaas, kadib markii ay ismaan dhaafeen maamulkii hore ee deegaanka Soomaalida.

Shalay ayaa lagu hakiyey garoonka magaalada Addis Ababa oo uu maanta uga soo gudbay Jigjiga, iyada oo aan la sheegin sababta keentay in la xanibo.

Fanaanka ayaa mudo ka maqnaa magaalada jigjiga ee caasimada dawlad deegaanka soomaalida itoobiya.

Wardeeqnews/xafiiska hargeysa.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...