Thursday, October 28, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida Faransiiska ayaa sheegay in la dilay hoggaamiyihii kooxda ISIL ee Saaxil

Faransiiska ayaa sheegay in la dilay hoggaamiyihii kooxda ISIL ee Saaxil

Faransiiska ayaa sheegay in hoggaamiyaha ISIL (ISIS) oo gacan saar la leh Dawladda Islaamiga ah ee Sahara Weyn (ISGS), oo caan ku ah weerarrada halista ah ee ka socda waxa loogu yeero gobolka saddex-xuduudka ah ee Mali, Niger iyo Burkina Faso, ay dileen ciidamada Faransiiska .

“[Adnan Abu Walid al-Sahrawi], oo ah hoggaamiyaha kooxda argagixisada ah ee Dawladda Islaamiga ah ee Saxaraha Weyn waxaa ka takhalusay ciidamada Faransiiska,” ayuu Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ku yiri bartiisa Twitter-ka Khamiistii.

RELATED ARTICLES

Howlgal laga sameeyay Magaalada Beledweyne

Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka  Hir-Shabelle ayaa howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayay waxa ay ka sameeyeen qaybo kamid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Ciidamada...

Ciidamada Ahlusunna oo isaga baxay Guriceel

Ciidamada iyo hoggaanka Ahlusunna  Waljamaaca oo maalmihii la soo dhaafay kula dagaalamayay degmada Guriceel Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa saaka halkaasi isaga baxay. Ka...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo Warbixin siiyay Madaxweynaha KGS

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Gudiga Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweyne...