Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Farmaajo iyo Rooble oo maanta kulmaya

Farmaajo iyo Rooble oo maanta kulmaya

Madaxweynaha muddo xileedkiso dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu waddaa in ay kulmaan Saacaddaha soo socda sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah kooxaha dhexdhexaadinta wadda.

Kulanka ayaa diirada lagu saari doonnaa maamulka laamaha Amniga gaar ahaan booliska iyo hay’adda nabad sugida.

Madaxweynaha muddo xileedkiiso dhammaaday ayaa lagu soo waramaya in uu wali ku adkeysanaayo maamulka laamaha Amniga halka uu diidan yahay arintaasi Maxamed Xuseen Rooble.

Labadda Madaxweyne ee waan maanta wadda ayaa dhankooda ayaa sheegaya in ay qabaan rajo wanaagsan oo ku saabsan soo afjarida khilaafka labada dhinac.

RELATED ARTICLES

Jabuuti oo shaacisay in diyaaradii uu saarnaa Fahad Yaasiin dib ugu celiyeen Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf ayaa sheegay in dhmaan rakaabkii saarnaa Diyaaradda Turkish Airweys dib ugu celiyeen dalka Turkiga.Diyaaradaas oo wada...

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Twitter Feed