Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Guddiga Doorashada Somaliland Oo soo Saaray Jadwalka Diiwaangalinta

Guddiga Doorashada Somaliland Oo soo Saaray Jadwalka Diiwaangalinta

Guddiga maamulka doorashooyinka gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa goordhaw soo saaray jadwalka diiwaangalinta musharaxiinta u tartameysa ilaa lix kursi oo ay horey u shaaciyeen qabashadooda.

Qoraalka kasoo baxay guddiga Doorashada gobolada Waqooyi ayaa lagu sheegay in mudo sadex maalin ah soconayaan diiwaan gelinta qabashada codsiga iyo xaqiijinta shuruudaha laga rabo musharaxiinta.

Halkan ka Akhriso

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...