Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Guddiga xalinta khilaafaadka oo bilaabay baarista kursigii uu kusoo baxay Mahdi Guuleed

Guddiga xalinta khilaafaadka oo bilaabay baarista kursigii uu kusoo baxay Mahdi Guuleed

Xubnaha Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa qabtay dacwad uu u soo gudbiyay Xuseen Carab Ciise oo cabasho ka ah kursiga HOP239 oo uu horsy ugu fadhiyay balse doorasho ka dhacday Muqdisho uu kusoo baxay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Guuleed.

Guddoomiye kuxigeenka Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka Maxamed Ibraahim Barre ayaa sheegay inay bilaabeen baarista kursigaas dacwadda looga soo gudbiyay.

Mudane Barre oo Wareysi siiyay wardeeqnews  ayaa sheegay in muddo todobaad ah ay kusoo bandhigi doonaan natiijada baarista dacwadda kursigaas.

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Guuleed ayaa maalin ka hor tartan adag, iyada oo aan lala gelin ku guuleystay kursiga HOP239, taas oo hadal heyn badan dhalisay

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...