Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Baay oo xilka loo dhaariyay

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Baay oo xilka loo dhaariyay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo kaga qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Gudoomiyaha Cusub Maamulka Gobolka Baay.

Mudane Cumar Balash Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Baay ayaa Madaxweyne Cabdi Casiis lafatagareen waxaa uu 3-dii Bishaan July uu u Magacaabay xilkaas, isla markaana loo dhaariyay.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa sheegay in Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Baay uu yahay aqoonyahan kasoo bixi kara Shaqooyinka horyaalla.

Waxaa uu sheegay in mas’uuliyad ay ka saaran amniga iyo horumarinta degaannada Gobolka Baay oo dhibaatooyin kala duwan ay kajiraan, waxaana uu ugu baaqay Maamulada degmooyimka inay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolla Baay.

RELATED ARTICLES

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Madaxweynaha Galmudug oo laga codsadey inuu soo gudbiyo liiska musharaxiinta.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor u diray Codsi la xiriira soorashada Aqalka Sare ee...

Dawlada somaliland oo ka hadashey dilkii G.kuminshanka doorashooyinka Gobola Sool.

Maamulka Gobolka Sool ee Somaliland ayaa ka hadlay Dil xalay gudaha Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool loogu geystay Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka Somaliland ee...

Twitter Feed