Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Gudoomiye Faysal oo sharci darro ku tilmaamey heshiiskii garabka Ucid iyo kulmiye...

Gudoomiye Faysal oo sharci darro ku tilmaamey heshiiskii garabka Ucid iyo kulmiye wada galeen.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sharci Daro ku Tilmamay Heshiiskii Shalay ee Xildhanada Ucid la Galeen Kulmiye.

Eng Faysal ayaa Sheegay in Xildhibanadaasi Kursigooda kuwayaan Talabaasi.

BBC Somali oo uu Waraysi siiyay Gudoomiyuhu ayaa la waydiisay Talabada ay ka Qaadayaan ka Xisbi ahaan xildhibanada.

Waxaanu ku Hanjabay Gudoomiye Faysal in Hadii ay ka Codeeyan Isbahaysiga oo Kulmiye Codka Siiyan laga Qaadi Doono Kursiga Xildhibanimo ee Golaha wakiilada.

RELATED ARTICLES

Jofra Archer ayaa meesha ka saaray T20 Koobkii Adduunka iyo Dambas isagoo jabtay suxulka midig

Jofra Archer oo ah kubbad -yaqaanka dheereeya ee England ayaa seegi doona Koobka Adduunka ee T20 iyo Dambaskii Australia ka dib markii uu soo...

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Twitter Feed