Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Tunuusiya oo mar kale laga heley covid-19.

Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Tunuusiya oo mar kale laga heley covid-19.

Guddoomiyihii Barlamaanka dalkaasi ee xilka laga qaaday, Rashiid Januuji ayaa dib loogu celiyey Isbitaalka, kadib, markii hal maalin ka hor laga soo saaray Isbitaalka.

Rashiid Januuji oo Hoggaamiye ka ah Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee Alnahda waxaa haatan lagu daaweynayaa Isbitaalka Milliteri ee magaalladda Tuunis, sida uu sheegay Xoghayaha Warfaafinta ee Barlamaanka dalkaasi, Wasiim Qadirow.

Xaalladiisa Caafimaad ayaa ka sii dartay, iyadoo muddo hal Isbuuc ah laga daaweynayey Infekshinka Coronavirus oo horey looga helay bishii la soo dhaafay ee July 13-dii.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...