Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida HA'ADAHA CAALAMIGA AH OO KA DIGAYA XAALADDA GOBOLKA MARIB EE DALKA YEMEN.

HA’ADAHA CAALAMIGA AH OO KA DIGAYA XAALADDA GOBOLKA MARIB EE DALKA YEMEN.

Hay’adaha gargaarka ayaa ka digay xaalada gobalka Marib ee dalka Yemen.
Gobolka oo 120 km dhanka bari ka xigta caasimada Sanca ayaa ayaa maalmihii lasoo dhaafay dagaalo xoogleh ku dhexmareen ciidamada taageersan Dowlada iyo Kooxda Xuuthiyiinta.

Gobalka oo ah mid qani ku ah shidaalka ayaa waxaa duulaan Ballaadhan ku qaaday maalmihii lasoo dhaafay xoogaga Xuuthiyiinta oo doonaya inay gobalkaasi kala wareegaan ciidamada gacanta ku hayey oo taageersan Dowlada Yemen.

Wararka ayaa sheegaya in Dad Tiro badan Oo Ku dhaw ilaa 2 milyan oo qof Ay ku Xanibanyihiin Gobolkaasi.

By:Jimcale ismail

RELATED ARTICLES

Jabuuti oo shaacisay in diyaaradii uu saarnaa Fahad Yaasiin dib ugu celiyeen Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf ayaa sheegay in dhmaan rakaabkii saarnaa Diyaaradda Turkish Airweys dib ugu celiyeen dalka Turkiga.Diyaaradaas oo wada...

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Twitter Feed