Skip to content
  • Privacy Policy
  • ABOUT US
  • Contact Us
Wardeeqnews

Wardeeqnews

Wardeeq 24TV

  • Wararka
  • Caalamka
  • Xulka wararka
  • Barnaamijyada
  • Diinta
  • Home
  • Xulka wararka
  • Wararka
  • Hadaladii Kululaa ee Muuse Suudi ka Jeediyay Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo Fadhiya Yaab Geliyay
Wararka
Cabdicasiis Lafta Gareen oo Shir Xasaasi ah La Qaatay Saraakiisha Koonfur Galbeed
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo looga hadlayey xaqiijinta amniga guud ee deegaannada Koonfur Galbeed.   Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga, Taliyaha Ciidanka Daraawishta, iyo Saraakiisha Ciidanka Daraawiishta iyadoo shirka diiradda lagu saaray dardargelinta howlgalada amni, xoojinta wada shaqeynta hay’adaha amniga, iyo sugidda nabadgelyada guud...
  • Wararka

Hadaladii Kululaa ee Muuse Suudi ka Jeediyay Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo Fadhiya Yaab Geliyay

Farxaan Yuusuf2 hours ago01 mins

Sanatar Muuse Suudi ayaa kulanka maanta ee Baarlamaanka labadiisa aqal wuxuu ka jeediyay hadalo xildhibaanada dhan ka qoslisiiyay.

 

Muuse ayaa ka dhawaajiyay inuu arkayo shaqa la”aanta soo wajihi karta xildhibaanada marka muda xileedka dhamaado.

 

“Waxaan arkaa Xildhibaano marka shaqadaan dhamaato la arki doono iyagoo wada Mota Bajaj”ayuu yiri Muuse Suudi oo si gaar ah ugu dhaga hadlayay kuwa dhalinyarada ah.

 

Mar uu ka hadlayay dhanka Odayaasha isagoo naftiisa tusaale uga soo qaatay,wuxuu sheegay iyaga in aroosyada iyo sabta laga wici doono.

  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyeeyay Xubinnimada Soomaaliya ee Golaha Nabadda iyo Amniga Afrika
  • Hay’adda badqabka ayaa ku boorisay shirkadaha diyaaradaha ee Midowga Yurub inay ka fogaadaan hawada Iiraan ilaa Maarso 31
  • Shirkad Mareykan ah oo muran ka dhalisay barnaamijka gargaarka Gaza, oo ay dhaleeceysay Qaramada Midoobay, ayaa wadahadallo ku jirta si ay u hesho door cusub
  • Hamza Abdi Barre oo Qaylo-dhaan u Diray Beesha Caalamka iyo Ganacsatada Soomaaliyeed: “Waqtigu Waa Mid Midnimo iyo Maalgelin Qaran”

Tagged: Muuse Suudi

Post navigation

Previous: Weerar Cirka ah oo Lagu Baabi’iyay Gaari Miinooyin Siday oo ay wateen Al-Shabaab
Next: Cabdicasiis Lafta Gareen oo Shir Xasaasi ah La Qaatay Saraakiisha Koonfur Galbeed

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Wararka maanta

Cabdicasiis Lafta Gareen oo Shir Xasaasi ah La Qaatay Saraakiisha Koonfur Galbeed

Farxaan Yuusuf2 hours ago 0

Weerar Cirka ah oo Lagu Baabi’iyay Gaari Miinooyin Siday oo ay wateen Al-Shabaab

Farxaan Yuusuf23 hours ago23 hours ago 0

Midowga Afrika oo Si Kulul Uga Biyo-diiday Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Farxaan Yuusuf1 day ago 0