Skip to content
  • Privacy Policy
  • ABOUT US
  • Contact Us
Wardeeqnews

Wardeeqnews

Wardeeq 24TV

  • Wararka
  • Caalamka
  • Xulka wararka
  • Barnaamijyada
  • Diinta
  • Home
  • Xulka wararka
  • Wararka
  • Heliwaa Oo Kacsan Maalinkii Labaad: Shacabka Oo Diidmo Xooggan Ka Muujiyay Dhul-Boobka La Xiriira Xasan Sheekh Maxamuud
Wararka
Heliwaa Oo Kacsan Maalinkii Labaad: Shacabka Oo Diidmo Xooggan Ka Muujiyay Dhul-Boobka La Xiriira Xasan Sheekh Maxamuud
Caasimada Muqdisho ayaa markale wajahaysa maalin kale oo rabshado ah, kaddib markii dadka deggan degmada Heliwaa ay ka mudaaharaadeen dhul boob la sheegay inay wadaan koox ka tirsan dowladda Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo ay rasaas culus fureen ciidamo ka tirsan militariga iyo booliska.   Dadka deegaanka ayaa u sheegay wardeeq news in rasaas ay haleeshay...
  • Wararka

Heliwaa Oo Kacsan Maalinkii Labaad: Shacabka Oo Diidmo Xooggan Ka Muujiyay Dhul-Boobka La Xiriira Xasan Sheekh Maxamuud

Farxaan Yuusuf42 minutes ago01 mins

Caasimada Muqdisho ayaa markale wajahaysa maalin kale oo rabshado ah, kaddib markii dadka deggan degmada Heliwaa ay ka mudaaharaadeen dhul boob la sheegay inay wadaan koox ka tirsan dowladda Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo ay rasaas culus fureen ciidamo ka tirsan militariga iyo booliska.

 

Dadka deegaanka ayaa u sheegay wardeeq news in rasaas ay haleeshay dad shacab ah, iyadoo la soo wariyay dhaawacyo iyo cabsi laga qabo inay jiraan dhimashooyin.

 

Arrintan ayaa imanaysa kaddib rabshadihii shalay dhacay, kuwaas oo lagu eedeeyay inay geysteen ciidamo ka tirsan ammaanka dowladda oo lagu tuhunsan yahay inay qayb ka yihiin qorshaha dhul boobka.

  • Soomaaliya iyo Turkiga oo Ku Wajahan Furitaanka Khad Badeed Toos ah
  • Sideed dal oo ay ku jirto Sacuudi Carabiya ayaa cambaareeyay Israa’iil oo u magacowday ‘dhulka dawladda’ ee Daanta Galbeed
  • Cabdicasiis Lafta Gareen oo Shir Xasaasi ah La Qaatay Saraakiisha Koonfur Galbeed
  • Xiisad Siyaasadeed: Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ka falceliyay tallaabadii lagu hor istaagay hoggaamiyeyaasha mucaaradka

Tagged: Heliwaa

Post navigation

Previous: Dib-u-Soo-Laabasho Xooggan: Xamaas oo Gacanta ku Dhigtay Qeybo ka Mid ah Qasa
Next: Shirkadaha diyaaradaha ee Mareykanka ayaa ka digaya joojinta laba barnaamij oo safar oo muhiim ah xilli DHS ay xireyso

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Wararka maanta

Villa Somalia oo Martigelinaysa Shir Muhiim ah oo u Dhexeeya Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed

Farxaan Yuusuf4 hours ago 0

Qarax Ka Dhacay Muqdisho: Caasimada Soomaaliya oo La Beegsaday

Farxaan Yuusuf2 days ago 0

Madaxweynaha Turkiga oo Booqasho Muhiim ah ku Tegaya Itoobiya

Farxaan Yuusuf5 days ago 0
Verified by MonsterInsights