Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Dunida Hindiya ayaa sheegtay in labo diyaaradood oo kuwa qumaatiga u kaca ah...

Hindiya ayaa sheegtay in labo diyaaradood oo kuwa qumaatiga u kaca ah laga soo qabtay xero ciidan oo ku taal Kashmir

Milatariga Hindiya ayaa sheegay in ay ka hortageen khatar weyn markii ay qabteen labo diyaaradood oo dul heehaabayay saldhig ciidan oo kuyaala Hindiya ay maamusho Kashmir, maalin kadib markii looga shakiyay waxyaabaha qarxa oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa in loo adeegsado in lagu weeraro xarun cirka ee gobolka lagu muransan yahay.

Milatariga ayaa sheegay in ciidamadu ay arkeen labo diyaaradood oo si kala gooni gooni ah u duulaya saldhig militari oo ku yaal Kaluchak goor hore oo Isniintii ah duleedka magaalada Jammu.

RELATED ARTICLES

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Maxamed Xasan Ciro oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa rajo fiican ka muujiyey in laga gudbay isjiid-jiidkii mudada soo taagnaa ee hir-gelinta doorashada, maadaama...

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Twitter Feed