Hogaamiyayaasha Galbeedka Afrika oo ka wadahadli doona qalalaasaha Mali kadib afgambigii dhicisoobay

0
167

Hogaamiyeyaasha Galbeedka Afrika ayaa isku uruursanaya si ay ugala hadlaan xiisadda siyaasadeed ee Mali dowladda militariga ku saabsan soo gudbinta waqti cusub oo loogu talagalay ku noqoshada xukunka rayidka ah daqiiqadaha ugu dambeeya ka dib markii la diiday soo jeedinteedii ugu horreysay. Shir-madaxeedka aan caadiga ahayn ee urur goboleedka ECOWAS oo Axadda maanta ah ka furmaya caasimadda Ghana ee Accra ayaa la filayaa in lagaga wadahadlo cunaqabataynta suurtagalka ah ee lagu soo rogi karo gobolka Saaxil sababo la xidhiidha doorashooyin dib u dhac ku yimi iyo arrimo kale.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here