Sunday, January 23, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Howlaglo Lagu Burburiyay Fariismo Al-Shabaab Kulahaayeen Shabeelaha Hoose

Howlaglo Lagu Burburiyay Fariismo Al-Shabaab Kulahaayeen Shabeelaha Hoose

Dowladda Faderaalka ah ayaa faahfaahin ka bixisay howlgalo balaaran oo sacaadiihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka shabeelaha hoose

warkasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in Ciidamada xoogga dalka ay howlgallo qorsheysan ka fuliyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha shabeellaha hoose, islamarkaasna ay halkaasi oo ku bur buriyeen fariimo dagaalamayaasha  Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanadaasi.

Deegaanada ay ciidamada howlgallada ka fuliyeen waxaa ka mid ah Gambaarey, Dawacaale iyo Geediyaan oo ka wada tirsan gobolka Sh/hoose.

Sidoo kale, ciidamada xoogga dalka saraakiisha hogaaminaysay ayaa sheegay in ay ka baxsadeen xubno ka tirsan al-shabaab islamarkaasna ujeedka howlgalku uu ahaa mid iyaga ka dhan ah.

Saraakiisha Ciidamada dowladda ayaa sheegay in howlgalada nuucaan ah oo lagu xaqiijinayo amniga sii wadi doonan in amniga lagu sugayo.

howlgalada ciidamada dowladda ay ka fulieen gobolka shabeelaha hoose  ayaa waxa ay kusoo aadeyaan xili xubno ka tirsan al-shabaab ay weeraro ka fulieen degmada marka ee gobolka shabeelaha hoose

RELATED ARTICLES

Diyaaradda Airbus ayaa baabi’isay heshiis dhan 6 bilyan oo dollar oo ay kula jirtay Qatar Airways kadib dagaal rinji ah

Airbus ayaa kansashay heshiis ay Qatar Airways kula gashay $6bn oo ah 50 ka mid ah diyaaradaheeda cusub ee A321neo ee rakaabka ah, taasoo...

Mareykanka ayaa hakiyay duullimaadyadii ay sameyn jireen shirkadaha xamuulka qaada ee Shiinaha ka dib markii ay dhaqaaqday Beijing COVID

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay joojineyso 44 duullimaad oo Shiinaha ka imaanayay Mareykanka oo ay wadeen afar shirkadood oo Shiinees ah, taasoo jawaab u...

Banaanbax lagu taageerayo qadiyada Somaliland oo gobolka Sanaag ka dhacay.

Bulshada ku dhaqan Gobolka Sanaag ee magaalada Ceerigaabo ayaa saaka isku soo bax balaadhan oo ay ku taageerayaan qadiyada Somaliland iskugu baxay waxaana kala...