MOZ 749x470 1 - Wardeeq news

Ugu yaraan 8 qof ayaa sanadkan Yaxaasku ku dilay degmada Manica ee dalka Mozambique, una dhaw xadka Zimbabwe.

Waxayna maamulka ugu baaqeen inay dilaan Yaxaasyada si loo dhimo dhalashadooda.

Maamulka ayaa u xilsaari doona shirkad aruurisa ukumaha yaxaasyada si loo dhimo dhalashadooda, ayuu yiri Rafael Mengat, agaasimaha gobolka ee arrimaha deegaanka.

Inta badan weerarada Yaxaaska ayaa ka dhacay jiinka wabiga ee gobolada Mussores, Manduzi iyo Machaz.

Verified by MonsterInsights