Shixnaddii labaad ee raashin gargaar ah ayay maanta dowladda Imaaraadku soo gaarsiisay Soomaaliya, tan oo qeyb ka ah gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee abaartu saameysay.
Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha
Garoonka Aadan Cadde kaga guddoomay Dowladda Imaraatka carabta sahaydii labaad oo Gargaar ah.