Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka In ka Badan Shan Qof Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Gobolka...

In ka Badan Shan Qof Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Gobolka Mudug

Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya Qarax miino oo maantay ka dhacay deegaanka bacaadweyne ee gobolka mudug

War kasoo baxay Dowladda ayaa waxa lagu sheegay in qaraxaan uu ahaa mid ay aaseen dagaalamayaasha alshabaab islamarkaasna uu qarxay dad shacab ah

6 ruux oo shacab ah oo caruur ku jirto ayaa ku dhimatay Qarax miino oo argagixisadu ku aastay deegaan hoostaga magaalada Bacaadweyne ee gobolka Mudug Ayaa lagu yiri warka qoraalka ah ee kasoo baxay Dowladda

Deegaanka bacaadweyne ee gobolka mudug ayaa maalmihii dambe waxa kasoconayay howlgalo iyo dagaalo udhexeya ciidamada Dowladda iyo alshabaab iyadoona dhowr jeer ay deegaanka ay ka dhaceen dagaalo lagu kala qabsaday Deegaanka

RELATED ARTICLES

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Hoggaamiyayaasha gobollada Soomaaliya ayaa ku boorriyay in la joojiyo loolanka awoodda

Hoggaamiyeyaasha gobollada Soomaaliya ayaa ka codsaday madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha inay soo afjaraan khilaafkooda waxyeellada leh, iyagoo ka digay khatarta ka dhalan karta xasillooni...

Twitter Feed