2024 10 11T045026Z 1768331607 RC24IAA836E1 RTRMADP 3 ISRAEL PALESTINIANS LEBANON STRIKE HEZBOLLAH 1728622604 - Wardeeq news

Muuqaalka fowdada” ee Beirut kadib Israa’iil ayaa weerartay bartamaha magaalada, iyada oo burburisay laba dhisme oo la degganaa, ay ku dishay ugu yaraan 22 qof, kuna dhaawacday 117.

Madaxa nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ayaa u sheegay golaha ammaanka in badbaadada iyo ammaanka nabad-ilaalinta Lubnaan ay “si sii kordheyso khatar ugu jirto” iyadoo ciidamada Israa’iil ay rasaas ku fureen xarumaha UNIFIL ee

koonfurta dalkaas, iyagoo dhaawacay laba. Militariga Israel ayaa gacanta ku dhigay meydadka labo qof oo lagu dilay daanta galbeed. Aljazeera waxa ay ka soo warameysaa Jordan sababtoo ah waxaa laga

mamnuucay Israel iyo Daanta Galbeed. Ma jirto maalin askarta Israel ee qabsatay aysan weerarin magaalo gaar, ah ama beel ku taal Daanta Galbeed ee la haysto. Waxaan Aragnay Duullaan Lagu

Verified by MonsterInsights