Tuesday, May 18, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida Israel ayaa xirxirtay xubno ka tirsan Xamaas weeraradii Daanta Galbeed

Israel ayaa xirxirtay xubno ka tirsan Xamaas weeraradii Daanta Galbeed

Ciidamada Israel ayaa xabsiga u taxaabay 25 Falastiiniyiin ah weeraradii xalay ka dhacay daanta galbeed ee la haysto, ururka maxaabiista Falastiin (PPS) ayaa sheegay Isniintii.

Dadka la xiray waxaa ka mid ah xubno caan ka ah dhaqdhaqaaqa Xamaas iyo maxbuus hore oo lagu magacaabi jiray Mona Qa’dan.

Video ayaa muujinaya ciidamada Israel oo xiraya caruurta reer Falastiin
Maxbuus Falastiini ah ayaa ku dhintay jeelka Israel sabab aan la garanayn
Falastiini ay dileen ciidamada Israel ee Daanta Galbeed

RELATED ARTICLES

Khasaaro Ka Dhashay Gantaallo Ku Dhacay Koonfurta Israa’iil

Toban qof ayaa ku dhaawacantay gantaal ku dhacay gobolka Eshkol ee koonfurta Israa’iil, sida laga soo xigtay adeegga gawaarida gurmadka deg deg ah ee...

Facebook Feed

Twitter Feed