Thursday, October 28, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka ISTICMAAL JEERMIS DILE.

ISTICMAAL JEERMIS DILE.

 

ISTICMAAL JEERMIS DILE.

Isticmaal jeermis dile marwalba oo aad ka baxdid guriga.
Gamco nadiifiye.

FAAIIDOOYINKA KU JIRA.
– waxa uu hoos udhigaa jeermiska iyo wasakhda badan ee gacmaheena ku yaal.
-Gacmuhu waa xubnihii ugu wasakhda taabashada badan.
-Marka gurigaaga aadid fadlan ku falo-xalo biyo iyo saabuun.
-Taxadir badan samee xanuunka xanuunka covid-19 uu kusoo badanayaa dhulalka somalida.

ALLE HA INAGA YAREEYO AMEIN.

RELATED ARTICLES

Howlgal laga sameeyay Magaalada Beledweyne

Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka  Hir-Shabelle ayaa howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayay waxa ay ka sameeyeen qaybo kamid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Ciidamada...

Ciidamada Ahlusunna oo isaga baxay Guriceel

Ciidamada iyo hoggaanka Ahlusunna  Waljamaaca oo maalmihii la soo dhaafay kula dagaalamayay degmada Guriceel Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa saaka halkaasi isaga baxay. Ka...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo Warbixin siiyay Madaxweynaha KGS

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Gudiga Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweyne...