Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Itoobiya: Dhowr qof ayaa ku dhintay daadad ka dhashay Addis Ababa

Itoobiya: Dhowr qof ayaa ku dhintay daadad ka dhashay Addis Ababa

Daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah ayaa dilay ugu yaraan toddoba qof caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, sida ay saraakiishu sheegeen.

Sawirro laga soo qaaday magaalada Arbacadii ayaa muujinayay shaqaalaha dab -damiska oo dhex socda biyo bunni ah si ay u baaraan guryaha daadadku soo galeen oo hal mar ay ku dhex marayaan dhiiqo bareere si ay u soo saaraan meyd.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...