Thursday, October 28, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Jabuuti oo shaacisay in diyaaradii uu saarnaa Fahad Yaasiin dib ugu celiyeen...

Jabuuti oo shaacisay in diyaaradii uu saarnaa Fahad Yaasiin dib ugu celiyeen Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf ayaa sheegay in dhmaan rakaabkii saarnaa Diyaaradda Turkish Airweys dib ugu celiyeen dalka Turkiga.

Diyaaradaas oo wada dad farabadan ayaa waxaa dadkaasi kamid ahaa la-taliyaha dhinaca Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir kaas oo kuwoo wajahnaa Magaalada Muqdisho

Qoraal uu Bartiisa Twitter-ka soo dhigay Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf ayaa waxaa uu ku yiri” Dhammaan rakaabkii saarnaa diyaaraddii Turkiga ee Muqdisho maanta waxay dib ugu laaban doonaan Istanbul si ay u bilaabaan duulimaad kale oo Muqdisho ah.

Sidoo kale wasiirka waxaa uu sheegay in warar aan waxba kajirin lagu faafiyay Baraha Bulshada, sidoo kalena khalalaasaha kajira Soomaaliyaa doonayo in loo soo wareejiyo dalkooda Jabuuti.

Ugu dambeyn Wasiirka ayaa sheegay inay garab taagnaan doonaan Soomaaliya ayna fargelin ku sameyneyn arrimaha Gudaha Soomaaliya

RELATED ARTICLES

Howlgal laga sameeyay Magaalada Beledweyne

Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka  Hir-Shabelle ayaa howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayay waxa ay ka sameeyeen qaybo kamid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Ciidamada...

Ciidamada Ahlusunna oo isaga baxay Guriceel

Ciidamada iyo hoggaanka Ahlusunna  Waljamaaca oo maalmihii la soo dhaafay kula dagaalamayay degmada Guriceel Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa saaka halkaasi isaga baxay. Ka...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo Warbixin siiyay Madaxweynaha KGS

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Gudiga Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweyne...