Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Jadwalka doorashada labo kursi oo ka mid ah golaha shacabka oo la...

Jadwalka doorashada labo kursi oo ka mid ah golaha shacabka oo la shaaciyay

Guddiga doorashada Somaliland ayaa soo saaray jadwalka labo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee tirsagoodu yahay HOP239 iyo HOP237.

Maanta oo jimco ah ayay bilaaban doontaa diiwaan gelinta qabashada codsiga iyo xaqiijinta shuruudaha Musharaxnimo.

Labada Kursi mid ka mid ah ay ayaa waxaa ku fadhiyay Xuseen Carab Ciise, kaasoo ah kursiga tirsigiisu yahay HOP239, waxaana u tartamaya Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed.

Sidoo kale Kursiga kale ee Tirsigiisu yahay HOP237 waxaa horay ugu fadhiyay Biixi Iimaan Cige.

Ra,iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixinaya sidii loo bilaabi lahaa doorashada golaha Shacabka, islamarkaana ugu yaraan lasoo afjari lahaa horaanta sanadka cusub

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...